Waxaan kuu iftiiminaynaa nidaamka qarsoon ee dadka lagu jahawareeriyo, waxaan ku tusaynaa sida lacagta, fikirka iyo xogtu u noqdaan qalab lagu maamulo bulshada, waxaana kuu dhiseynaa maskax furan oo aan la hagi karin. Maskax og waxa socda, fahanta waxa la rabo inay kaa qariyaan, oo aan markaste la koontarooli karin.