Buuggan waa hagaha ugu dhamaystiran ee loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya inay ganacsi bilaabaan adigoo haysata lacag kooban oo u dhaxaysa $50 – $1000.
Waxaad ka heli doontaa:
- 50 fikradood ganacsi oo la tijaabiyay
- Hababka fudud ee bilowga ganacsiga
- Tallaabo-tallaabo ku saabsan suuq-geynta & helista macaamiil
- Qaab aad ugu maamusho lacagtaada & faa’iidada
- Sirta dib-u-maalgelinta & kobcinta ganacsi
- Mindset-ka ganacsadaha iyo sida loo dhiso
Buuggan wuxuu ku siinayaa qorshe cad si aad u bilowdo, u koro, una gaarto xorriyad dhaqaale — xitaa haddii aad maanta haysato fursado yar.


















Reviews
There are no reviews yet.